Nabad Sugida Jubbaland oo miinooyin ka soo saartay duleedka Kismaayo (Sawirro)

Taliska nabad sugida Maamulka Jubbaland ayaa ka soo saaray degaano ku yaalla hareeraha magaalada Kismaayo miinooyin lagu aasay wadooyinka. Qoraal ay soo saareen ayey ku sheegeen miinooyinkan la doonayey in lagu dhibaateeyo Shacabka iyo ciidamada isticmaala jidadka laga soo saaray, iyagoo ku eedeeyey Al-shabaab iney masuul ka yihiin. “Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland gaar ahaan kuwa … Continue reading Nabad Sugida Jubbaland oo miinooyin ka soo saartay duleedka Kismaayo (Sawirro)